Madaxweyne Biixi oo Xisbiga Waddani ka guddoomay bedelka Xubintii Guddiga Doorashooyinka

Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta oo Salaasa ah  Xisbiga Waddani ka guddoomay warqad summaddeedu yahay TIX/XIS/WAD/XDH/2885/2022, ujeeddadeeduna tahay: Magacaabista Xubinta Komishanka Doorashooyinka Qaranka ee Xisbiga WADDANI. Madaxweynaha  waxa uu uga mahad-celinayaa Xisbiga WADDANI sida dhakhsaha leh ee ay u soo magacaabeen xubintooda cusub ee Komishinka Doorashooyinka maamulka Somaliland. Waxaanu Madaxweynuhu codsi u … Continue reading Madaxweyne Biixi oo Xisbiga Waddani ka guddoomay bedelka Xubintii Guddiga Doorashooyinka